Comments on: Ciidamo Beeleedyadii Ku Labisnaa Dareysa Ciidanka Dowlada oo Isaga Soo Cararey Deegaanka Janaale http://www.daafeet.com/2015/05/25/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 26 May 2015 04:32:11 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/05/25/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale/#comment-4418 Tue, 26 May 2015 04:32:11 +0000 http://daafeet.com/?p=20801#comment-4418 Ku:ciidamada xaq udiridka,xuriyad doonka ah,ka digtoonow ka bixitaanka waa xeelad dagaal,wararka ka imaanaya bulosheik iyo haduman ayaa sheegayaa in ay isku urursanaayaan degmada Qoryooley dhinaca ay ka haystaan,iyagoo ka sugaaya gurmad iyo saanad dhanka farsooley,maadaama ay xirmeen wadooyinka dhanaane,lambar khonton iyo malable,awdheegle.

]]>
By: hawiye http://www.daafeet.com/2015/05/25/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale/#comment-4417 Tue, 26 May 2015 02:18:57 +0000 http://daafeet.com/?p=20801#comment-4417 Keen waxaad rabto

]]>
By: Xaaji Cali http://www.daafeet.com/2015/05/25/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale/#comment-4416 Mon, 25 May 2015 17:58:53 +0000 http://daafeet.com/?p=20801#comment-4416 WAXAAN IDIN LEYAXAY IN AY YIXIIN CIIDAMO BEELEED WAX KALE UMA SOO BIXIN SIDA ANIGA ILA TAXAI GURMAD INAY U SOCDAAN MEEL KA MID AH SHABELLADA HOOSE EE HA LIYSKA CAABIYO YAAN BEEL KALIYA LOOGA FIIRSANIN.
WAXAAY U BARTEEN MAALIN WALBO BEEL ISU TAAGAAN, DAD XAQ DARRO KU SOCDO MA GUULEYSANAYAAN. MA WAANO QAADANAYAAN

]]>
By: hakaba banaanshe http://www.daafeet.com/2015/05/25/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale/#comment-4415 Mon, 25 May 2015 11:48:19 +0000 http://daafeet.com/?p=20801#comment-4415 DADKEYGOOW-DIGIL IYO MIRIFLE U KACA KACDOONKA DHULKIINA MOORYAAN ILAAHEY-IYO DIINA AQOONIN EE BARTEY DHIIGA DAD KORKIISA INEY KU NOOLAADAAN RABA XALAAY IYO XARANAN KALA BAXSANEYN EE U KACA XAQIINA MEESHANI DOWLAD KAMA JIRTO DHULKEENA DIFAACIISA WAA WAAJIB EE GUUSHANA WA XAGIINA MAR WALBO XAQA AYAA IDIIN HIILIN DOOONO-GUUELYSTA WELIGIIN QOF WALBO DHULKAASI DEGEN QORIGA QAATA EE WUXUUSHTAN OO CAADEYSATEY INEY BOOB U TAAGNAADAN EE KU CELIYA DHULKOODA SI QASAB AH ILAAHEY BAA IDIIN GARAB TAAGAN.

]]>