daafeet.com
Xildhibaan Maanta Kooxo Hubeysani Ay Ku Toogteen Wadada Maka Al Mukarama
Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar Koox hubeysan ku qaadeen gaari uu la socday oo marayay Wadada Maka Al-Mukarama. Xildhibaankan iyo Xildhibaan kale oo …