daafeet.com
Qaxooti Somaliyeed oo Tiradoodu Gaareyso 962 oo Maanta Soo Gaarey Dekeda Berbera
Galinkii hore ee maanta Saakay Waxaa Dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab siday 962-qof oo Qoxooti Soomaaliyeed ah oo laga keenay dalka Yemen, iyadoo baarlamaanka Soomaaliya uu Sheegay in ay…