daafeet.com
Dhegeyso:-Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey in Axmed Madoobe uu ka Baxay Hishiiskii ay Wada Galeen
Xasan Cabdi Maxamed wasiirka Warfaafinta Maamulka Shariif Xasan ayaa shaaciyay in Maamulka Axmed madoobe uu burburiyay Heshiis ay wada gaareen labada Maamuul. Wasiirka ayaa sheegay in ay aad ugu x…