daafeet.com
Fadeexad…Shariif Xasan oo xilal culculus uga magacaabay gobolka Shabeelaha hoose beelaha duulaanka
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in shaqsiyaad ka soo jeeda beelaha Hawiye uu Shariif Xasan u magacaabay xilal aad u culus inay ka qabtaan gobol…