Comments on: Dhegayso…Kacdoon aan loo kala harin oo ka bilowday Shabeelaha hoose http://www.daafeet.com/2015/05/18/dhegayso-kacdoon-aan-loo-kala-harin-oo-ka-bilowday-shabeelaha-hoose/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Mon, 18 May 2015 22:34:24 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: muha http://www.daafeet.com/2015/05/18/dhegayso-kacdoon-aan-loo-kala-harin-oo-ka-bilowday-shabeelaha-hoose/#comment-4381 Mon, 18 May 2015 22:34:24 +0000 http://daafeet.com/?p=20640#comment-4381 dm first wabilahi towfiiq

]]>
By: muha http://www.daafeet.com/2015/05/18/dhegayso-kacdoon-aan-loo-kala-harin-oo-ka-bilowday-shabeelaha-hoose/#comment-4380 Mon, 18 May 2015 22:32:28 +0000 http://daafeet.com/?p=20640#comment-4380 dad hurdada katoosey ilaaha ka dhigo
caalam oo dhan ayaa garab istaagayaa inta dulmiga diidan oo dhan baa garab istaagi doonta,xaaqa ayaa garab istaagayaa laakin waa in ayaga marka hore noqdan kuwo u istaaga in ay wax iska dhicyaan

]]>
By: hawiye http://www.daafeet.com/2015/05/18/dhegayso-kacdoon-aan-loo-kala-harin-oo-ka-bilowday-shabeelaha-hoose/#comment-4379 Mon, 18 May 2015 21:05:03 +0000 http://daafeet.com/?p=20640#comment-4379 Waxa rabtiin sheega dawlad waa tan hada taagan soo raac hadii kalena wabiga aa idin yaqaano

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/05/18/dhegayso-kacdoon-aan-loo-kala-harin-oo-ka-bilowday-shabeelaha-hoose/#comment-4378 Mon, 18 May 2015 16:37:17 +0000 http://daafeet.com/?p=20640#comment-4378 Hala garab istaago kacdoonka gobolka shabeelaha hoose,ee xaq u dirirka,xuriyad doonka,gumeysi diidka”waari meysaan war ha idinka haro”guul kacdoonka.

]]>