daafeet.com
Dhegayso…Mudane ma filayo inaad kala garan weyday Afgooye iyo Dhuusamareeb!
Nin sheegtay inuu yahay Gudoomiye Ku Xigeenka dhinaca amniga Gobolka Shabeellaha Hoose laguna magacaabo Axmed Cumar Maxamed (Mudane) ayaa waxa uu maanta weerar Afka ah ku qaaday maamulka uu sheegan…