daafeet.com
Sheeko Waalan Daawo Xilkii uu Dhawaan Magacaabey Shariif Xasan oo ay isku Heystaan Laba Nin oo labaduba Kasoo Jeeda Jufada Cayr Kuwii deeganka lahana ay Marqaati Ka Yihiin
Waxaa todobada bishan May wareegto kasoo baxday Maamulka Seddaxda Gobol ee uu Hogaamiyaha ka yahay u Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhanka Amniga Gobolka Shabeelaha…