daafeet.com
Fiirso Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Cabdi qeybdiid oo Faalinaayo u Tagey
Amiin Camir oo maanta diirada saarey loolanka madaxtinimo ee gobolda dhexe aayaa ayaa waxaa uu sawirkan ka sameeyey mid ka mid ah musharixinta u loolamaya madaxtinimada gobolada dhexe.