daafeet.com
Dhegayso..Suldaan Beyle”Gobol Cusub hala magacaabo si looga baxo ismariwaaga ka taagan Gobolada dhexe
Suldaan Beyle Cumar Daad oo ah Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka ee ku sugan Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in wax suurtagali kara aysan ahayn heshiiskii ka dhacay magaalada Garoo…