Comments on: Dhegeyso:- Cabdi Qeybdiid oo Kala Direy Gudigii Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe http://www.daafeet.com/2015/05/01/dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-kala-direy-gudigii-farsamada-ee-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 02 May 2015 21:25:53 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: halyey Nuur http://www.daafeet.com/2015/05/01/dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-kala-direy-gudigii-farsamada-ee-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe/#comment-4324 Sat, 02 May 2015 21:25:53 +0000 http://daafeet.com/?p=20355#comment-4324 Eelayda iyo Jareerta wax ha ka bartaan Xaaladaan, maxaa yeeley waxaa lagu qasbey in madax looga dhigo shakhsi aysan rabin.

Shariif Sakiin iyo Axmed Madoowe qaabkii lagu keeney oo aan ognahay ineysan ahaynin Rabitaanka Shacabka Gobolladaas, waxaan filayaa in Xuquuqdooda ay u soo noqon doonto haddii la qasbi waayo Gobollada Dhexe, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe,

Somalidu horey ayey ugu maah maahdey ” Doqoni Caqli la’aan ayey ku seegtey Calafkeeda, laakin Nasiibkeeda haad ama Gor-gor waalan ayaa u soo tuuri kara” kkkkkk Cabdi Qeybdiid waa Gor Gorkaas.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/05/01/dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-kala-direy-gudigii-farsamada-ee-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe/#comment-4323 Fri, 01 May 2015 23:04:51 +0000 http://daafeet.com/?p=20355#comment-4323 Gesinimo waa u dhalasho

]]>