daafeet.com
Kalfadhigii Lixaad ee Baarlamaanka Dowlada Federalka Soomaaliya oo Lagu Wado Inuu Maanta Furmo
Maanta oo Isniin aha ayaa lagu wadaa in kal-fadhigii 6-aad ee baarlamaanka dowlada federalka Soomaaliya in uu furmo, iyadoo ammaanka inta badan magaalada Muqdisho la adkeeyay, gaar ahaan waddooyink…