Comments on: Daawo Abwaan Iidow iyo waxa uu ka Yiri Mamulka Koonfur galbeed http://www.daafeet.com/2015/04/27/daawo-abwaan-iidow-iyo-waxa-uu-ka-yiri-mamulka-koonfur-galbeed/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 28 Apr 2015 06:42:18 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/04/27/daawo-abwaan-iidow-iyo-waxa-uu-ka-yiri-mamulka-koonfur-galbeed/#comment-4311 Tue, 28 Apr 2015 06:42:18 +0000 http://daafeet.com/?p=20311#comment-4311 Iidow walaalkey,walbadan war ing sheeg,walbadan ing dardaarin,walbadan geysii,walbadan hasuusii,walbadan sii,walbadan ku boori,walbadan ing dig,walbadan tus,walbadan isku reebaa er,walbadan codow worshey in dheegteen er”anni ififaale iin muuqide,wor fayle run managadow,dalkung dadaaleyaa,geesii leyaa,geberaa leyaa,ulumii leyaa,aqoon yahan baa leyaa,ki tirtiraayaan welwelkun iyo wareerkun,walaal iidow wal ing sheeg.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/04/27/daawo-abwaan-iidow-iyo-waxa-uu-ka-yiri-mamulka-koonfur-galbeed/#comment-4310 Tue, 28 Apr 2015 01:57:42 +0000 http://daafeet.com/?p=20311#comment-4310 Maansha Allah Iidow badan aaan rabna oo dadkoda dulman xaqoda uu istago deganadoodana Cadowga ka saaro , insha allah UNITY DM waa Must si Justice aan uu helno dadkena iyo deganadeena uu badbadsano. Cadowga nagu so duleena iska dhicino NO MORE GENOCIDE Never again xasuqa matada DM

]]>
By: Wadani http://www.daafeet.com/2015/04/27/daawo-abwaan-iidow-iyo-waxa-uu-ka-yiri-mamulka-koonfur-galbeed/#comment-4309 Mon, 27 Apr 2015 19:18:07 +0000 http://daafeet.com/?p=20311#comment-4309 Lita neef bayli taalan wal bayla taala ama lanshoba gor goriyoow lan kasta fade 23 sino ciidan wal dhisidi waaye. RRA iftiinka haniin bahi wal hor roogsade.

]]>