Comments on: Aqriso Dicreeto Kasoo Baxdey Gudoonka Baarlamaanka oo ay Ku Diidan Yihiin in Gobolka Banadir uu Raaco Maamul Goboleed http://www.daafeet.com/2015/04/24/aqriso-dicreeto-kasoo-baxdey-gudoonka-baarlamaanka-oo-ay-ku-diidan-yihiin-in-gobolka-banadir-uu-raaco-maamul-goboleed/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 26 Apr 2015 11:42:48 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/04/24/aqriso-dicreeto-kasoo-baxdey-gudoonka-baarlamaanka-oo-ay-ku-diidan-yihiin-in-gobolka-banadir-uu-raaco-maamul-goboleed/#comment-4305 Sun, 26 Apr 2015 11:42:48 +0000 http://daafeet.com/?p=20233#comment-4305 Maxaan taageernaa oo maxaan diidnaa,qofkii walaalkiisa doqon ka noqdo maalin walba wuu ooyaa ,docdey kaa jirta dhaxani kaa dishaa,madiirsado walaalkeet,matirsado walaalkeed doqoney dabka ba’a.wuxuu na leeyahay aniga ayaa meesha idin fadhiyoo idinka masuul ah.

]]>
By: Aw-Aarow http://www.daafeet.com/2015/04/24/aqriso-dicreeto-kasoo-baxdey-gudoonka-baarlamaanka-oo-ay-ku-diidan-yihiin-in-gobolka-banadir-uu-raaco-maamul-goboleed/#comment-4304 Sat, 25 Apr 2015 05:47:08 +0000 http://daafeet.com/?p=20233#comment-4304 Waan taageersanahay go’aankaan waana sida ugu wanaagsan in caasimadda dalka Muqdisho ay noqoto magaalo-madax Soomaaliyoo dhan u dhexeysa.

]]>