daafeet.com
War Cusub:-Mid ka mid ah Xaasaska Shariif Xasan oo wiil ay Eedo u Tahay U Magacowdey Taliyaha Waaxda Socdaalka Koonfur Galbeed.
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshey Warbaahinta Daafeet.com una soo tebiyey mid ka mid ah masuuliyiinta maamulka shariif xasan diideyna in magaciisa loo soo bandhigo saxaafada ayaa waxaa uu ino…