Comments on: Dhegeyso:-Maxamuud Sayid Aden oo ka hadley Banaanbax looga soo hor jeedo Maamulka KMG ee Jubba oo maanta ka dhacay Garbahaarey http://www.daafeet.com/2015/04/22/dhegeyso-maxamuud-sayid-aden-oo-ka-hadley-banaanbax-looga-soo-hor-jeedo-maamulka-kmg-ee-jubba-oo-maanta-ka-dhacay-garbahaarey/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 23 Apr 2015 04:49:48 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: halyey Nuur http://www.daafeet.com/2015/04/22/dhegeyso-maxamuud-sayid-aden-oo-ka-hadley-banaanbax-looga-soo-hor-jeedo-maamulka-kmg-ee-jubba-oo-maanta-ka-dhacay-garbahaarey/#comment-4293 Thu, 23 Apr 2015 04:49:48 +0000 http://daafeet.com/?p=20208#comment-4293 Beesha Caalamka unpos waxaan filayaa iney Somalia u diyaarineyso dagaalkii finalka ahaa maxaa yeeley waxey iska indho tireysaa xaqiiqda Beelaha asal ahaan Jubooyinka u deganaa, kuna bedeli rabtaa beelo ka tirsan Gobollo aan Somalia ahaynin.

Waxaanse la yaabey Beesha Ogaadeen ma Umul baa oo ilowsho dhowaa, ma xasuusato miyaa Xasuuqii loogu soo geystey Hargeisa oo ay sheegatey iney leedahay xilligii Siyaad Barre, mase xasuusato miyaa Xasuuqii kale oo loogu geystey Hiiraan, Beledweyne oo Bakhtigooda lagu shubey Wabiga Shabelle ??

Waxaan shakki ku jirin in sidaas oo kale loogu gali doono Jubbooyinka oo hadana meydadkooda lagu daadin doono Wabiga Jubba iyo Badweynata Hindiya halka ay isaga darsamaan, yaan la sugi waynin oo waxaa ka dhiman keliya inta ay Kenya ugala baxeyso ciidankeeda Somalia.

]]>