daafeet.com
Shariif Xasan oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Sarkaal Itoobiyaan ah Oo Qeyb Lixaad ka Qaatey Burburintii Maamulka Lexda Gobol
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maalintii shaley waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey Sarkaalka Madaxda u ahaa Ciidanka Itoobiyaan ee ku suganaa Magaalada Baydhaba xiligii la burburinaayey maamulk…