Comments on: Aqriso Qaabka Loo Qeybsadey Baarlamaanka Jubba iyo Halka La Dhigey Dadkii Deegaanka Lahaa http://www.daafeet.com/2015/04/17/aqriso-qaabka-loo-qeybsadey-baarlamaanka-jubba-iyo-halka-la-dhigey-dadkii-deegaanka-lahaa/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 21 Apr 2015 04:05:09 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: maxamed abshir http://www.daafeet.com/2015/04/17/aqriso-qaabka-loo-qeybsadey-baarlamaanka-jubba-iyo-halka-la-dhigey-dadkii-deegaanka-lahaa/#comment-4274 Tue, 21 Apr 2015 04:05:09 +0000 http://daafeet.com/?p=20101#comment-4274 runtii ma ahan wax LA aqbali karo in dadkii dhulka lahaa xaqoodii LA duudsiiyo mana ahan mid hirgali doonto haday Amisom iyo dawlado daris Ku faanayaan idinma dul taagnaan doonaan. “LAND TO THE TILLER” DHULKA WAXAA ISKALEH NINKA TACBADA.

]]>
By: Hassan Abdi http://www.daafeet.com/2015/04/17/aqriso-qaabka-loo-qeybsadey-baarlamaanka-jubba-iyo-halka-la-dhigey-dadkii-deegaanka-lahaa/#comment-4273 Fri, 17 Apr 2015 17:24:33 +0000 http://daafeet.com/?p=20101#comment-4273 Shariif Sakiin, sidaas raali ayaa ka ah.

]]>
By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2015/04/17/aqriso-qaabka-loo-qeybsadey-baarlamaanka-jubba-iyo-halka-la-dhigey-dadkii-deegaanka-lahaa/#comment-4272 Fri, 17 Apr 2015 16:00:53 +0000 http://daafeet.com/?p=20101#comment-4272 Cadaalad la’aan,sinaan la’aan,yas, waxay keenayaan fashil iyo hormar la’aan oo aan dhamaad lahayn.

]]>