daafeet.com
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Shacabka Somaliyeed Ku Booriyey Joojinta Cunista Qaadka Ka Yimaada Kenya
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah Guddoomiyaha Xisbiga Cadalada Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney u istaagaan joojinta Qaadka Soomaaliya …