daafeet.com
Weerar is Qarxin ah oo Kol Dhaweyd Lagu Qaadey Xarunta Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare
Qarax ismiidaamin ah oo aad ayaa goor-dhow lala beegsaday dhismaha wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla agagaarka isgoyska Zoppe ee Muqdisho. Weerarkan oo aanay jirin ci…