daafeet.com
Daawo Madaxweyne KuXigeenka Dalka Kenya oo Dalbadey Hey’adaha qaramada Midoobe Iney Qaxootiga Somaliyeed Dalkooda Dib Ugu Celiyaan
Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto ayaa dalbaday in qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha qaxootiga Kenya lagu celiyo dalkooda muddo saddex bil gudaheed ah. Ruto ayaa sheegay in go’aanka…