daafeet.com
Wafdi Ay Hogaamineyso Wasiirada Caafimaadka oo Booqasho Ku Tagey Degmada Jowhar
Wasiiradda caafimaadka Somalia, Xaawo Maxamed Xasan iyo wafdi ay hoggaaminayso oo ka socotay dowlada Qadar ayaa maanta gaaray degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Xubnaha wafdigan ayaa si w…