daafeet.com
Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Maxamuud Xayir Ibraahim oo Somaliya Uga Qeyb Galaya Shirkii Sideedaad ee Maliyada Africa
Wasiir ku xigeenka maaliyadda dowladd Soomaaliya, Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xukuumadda Somalia uga qayb galay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya shirka wasiiradda maaliyadda iyo dhaqaalaha …