daafeet.com
Kooxo Ku Hubeysan Bistoolado oo Xaley Magalada Baydhabo Ku Toogtey Malaaq Cali Cabdi Iidow iyo Xaaskiisa
Kooxo hubaysan ayaa xalay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxa ay ku dileen Malaaq Cali Cabdi Iidow iyo Xaaskiisa, kadib markii ay ku weerareen Aqalkiisa Malaaqa. Kooxaha hubaysan oo wat…