Comments on: Dhegayso..Ergada beesha Mariixaan oo filawaa ku noqotay saamiga ay ka helidoonaan baarlamaanka Juba http://www.daafeet.com/2015/03/30/dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 31 Mar 2015 12:36:51 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: moge http://www.daafeet.com/2015/03/30/dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba/#comment-4240 Tue, 31 Mar 2015 12:36:51 +0000 http://daafeet.com/?p=19824#comment-4240 digil&mirifle ALLAH u maqan dhulkiisa daarood ayaa qaatay qofka wato nuunoow waxaa tiri daaroodka dega bakool digil& mirifle waxa dhulkiisa bixiyay waa noocaaga oo siyaasai noqday

]]>
By: abdirahman muse http://www.daafeet.com/2015/03/30/dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba/#comment-4239 Tue, 31 Mar 2015 09:03:33 +0000 http://daafeet.com/?p=19824#comment-4239 Digilmirifle dalka adigaa iskaleh oo degan,daaqsatada waa adiga,beeraleyda waa adiga,reer xeebeedka waa adiga.qofkii ugu horeeyey oo sheegta darood wuxuu cagta soo saarey 1935 kii wuxuuna degay bulogaduud,waqtigii labaad oo ay wada yimaadeen hawiye iyo darood oo hal qoys ah waa sanadkii 1991 dii waxayna la bexeen magaca walaalaha galguduud,maanta ma waxaad diyaar u tihiin in aad qaadataan sedquureedka aan ku arkey halkaan,ee waxaan idin leeyahay hala xisaabtamo waa taqaanaan tuulooyinka aad degintihiim,degmooyinka,dhul daaqsimeedka,maanta waxaa la idin leeyahay buloxaabo waxba kuma lihidiin is weydiiya ay xaawo guwaawiin miyey ahayd mise mareexaan,tuuiooyinka hoos yimaado yaa degan?ka dibna go’aan qaata.

]]>
By: nuunow http://www.daafeet.com/2015/03/30/dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba/#comment-4238 Mon, 30 Mar 2015 16:01:31 +0000 http://daafeet.com/?p=19824#comment-4238 mareexaan waxay rabaan in daroodka bakool wuxuuda ay helaan, raxanweynta gedo aan waxba la siinin oo xildhibaanada oo dhan iyaga qaataan .taas laakin maqcquul ma aha, saakoow, luuq , baardheere iyo meelo kaleba waa qasab ha rabaan ama ha diidaane.

]]>