Comments on: Daawo Videowgan:- Maamulka Shariif Xasan Ma Wuxuu Noqdey Kelinka Lexdaad ee Ethiopia http://www.daafeet.com/2015/03/30/daawo-videowgan-maamulka-shariif-xasan-ma-wuxuu-noqdey-kelinka-lexdaad-ee-ethiopia/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 31 Mar 2015 11:56:44 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/30/daawo-videowgan-maamulka-shariif-xasan-ma-wuxuu-noqdey-kelinka-lexdaad-ee-ethiopia/#comment-4237 Tue, 31 Mar 2015 11:56:44 +0000 http://daafeet.com/?p=19813#comment-4237 Wadankena waa for Sale Calan Shisheye Garbasaro haduu wuxusan ahayn kadhigayo ama uu meel ku tagayo ARAGANE.Calankan ayuu amin sanyahay ileen ayaga Baydhaba ku haayo but sucaashu waa HOW LONG aan meel laga rabin ama dad aan ku rabin maquniin karta ama la joogi karta? DM – DAWANAHAYO WAA DADKAGA WAXA KALA DADSAN OO DULALINTA KU GORGORTAMEYSO WAA DALKAGA.

]]>
By: Maxamed Xasan http://www.daafeet.com/2015/03/30/daawo-videowgan-maamulka-shariif-xasan-ma-wuxuu-noqdey-kelinka-lexdaad-ee-ethiopia/#comment-4236 Mon, 30 Mar 2015 17:03:34 +0000 http://daafeet.com/?p=19813#comment-4236 Soomaalida calamada wadamada reer galbeedka ee ay joogaan calamadooda ku labista maalmaha xafladaha ayay la mid tahay. Shariifka waa madax in uu dhiirogaliyo wadama deriska ee dagaalka shabaabka lagula jiro naga caawinayo waa wX loo baahan yahay qof kastoo soomaali dhab ahna uu sameyn lahaa.

]]>
By: awdheegle http://www.daafeet.com/2015/03/30/daawo-videowgan-maamulka-shariif-xasan-ma-wuxuu-noqdey-kelinka-lexdaad-ee-ethiopia/#comment-4235 Mon, 30 Mar 2015 12:24:42 +0000 http://daafeet.com/?p=19813#comment-4235 Sakiin waa ku mahadsan yahay inuu garbasaarto calanka Itoobiya maxaa yeelay Itoobiya la’aanteed Sakiin madaxweyne ma noqdeen tankale Kilinka Lixaad in lagu daro Itoobiyaa u diiday Soomaalida ma ahee waa ay ku tuugtamayaan bal taana ogaada.
Siillaanyo,Cabdiweli Gaas iyo Xasan Shiikh inay tartan u galeen raaligelinta Itoobiya miyaad moogtahay?Mise waad isyeelyeelaynaa oo waxaa inagu qufulnaanaya Itoobiya waa cadawga Soomaaliyeed.
Ka kaca hurdada oo yaan la idiinkaga horayn Itoobiya.

]]>