daafeet.com
Fiirso sawir uu Amiin ku Muujinaayo Howlaha Ka Socda Gobolka Banaadir
Sawirkan ayaa Amii Camir waxaa uu ku muujinayaa howlaha ay wadaan maamulka gobolka banaadir iyo dhibta ay ku qabaan kuwa guryaha islaameed qabsadey sanado ka hor diidana iney isaga baxaan.