daafeet.com
Ciidamada AMISOM oo ka ruqaansaday degmada Awdheegle.
Wararka caawa ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in guud ahaan ciidamada AMISOM ee ku sugnaa gudaha iyo daafaha magaalada ay galabta ka ruqaansadeen magaalada. War…