daafeet.com
Ciidamada Amisom iyo kuwa Raaskambooni oo Maanta Qabsadey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose
Ciidamada AMISOM ayaa subaxnimadii hore ee saaka gudaha u galay Jasiiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay gacanta ku hayeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Wararka la helayo ayaa sheega…