daafeet.com
Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris Xafiduhulaah oo Runta u Sheegey Masuuliyiinta Somaliyeed oo Boobka Ku Haya Hantida Somaliyeed
Sheekh Maxamed Idris Axmed xafiduhulaah ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil qabato, mar uu ka hadlayey Masjidka Abuubakar ee Magaalada Minneapoli…