daafeet.com
Daawo:- Xukuumada oo Ka Hadashey Saraakiisha Loo Heysto Qarixii Ka Dhacay Hotel SYL
Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Abuukar oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Saraakiishaan lala xiriirinayo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee bishii Janayo lagu qaaday S.Y.L Hotel…