Comments on: Dhegayso…Maamulka Juba oo sheegay in gobolka Gedo uu ka kooban yahay 6degmo oo kaliya http://www.daafeet.com/2015/03/09/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 14 Mar 2015 17:57:12 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: abdulkadir liban aden http://www.daafeet.com/2015/03/09/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya/#comment-4147 Sat, 14 Mar 2015 17:57:12 +0000 http://daafeet.com/?p=19570#comment-4147 walaaliyaal taariikhda yaan been laga sheegin cidda degta gobolka gedo waa la yaqaanaa si kasta degmooyinka u badi

]]>
By: abd http://www.daafeet.com/2015/03/09/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya/#comment-4146 Fri, 13 Mar 2015 04:57:57 +0000 http://daafeet.com/?p=19570#comment-4146 runtii waxaan leeyahay siyad barre alaha u naxariisto laakiin qabiil ayuu wadanka wadan oo daarood ayuu u roodaa oo degmo iyo gobolba u badiyay mida kale 260 xildhiban hawiye 60 inuu qato darod 160 qaato ma xaq ayay aheed magalo aan magalo ka qurux badneny in midna laga dhigo degmo midna tuulo laga dhigo xaq ma ahan in qabiil qabiil kale la hoosgeyo oo uu dhacana xaq ma ahan marka mida siyad barre uu sameyay yaan la raacin waa hadii nabad la rabo

]]>
By: hareda http://www.daafeet.com/2015/03/09/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya/#comment-4145 Wed, 11 Mar 2015 19:13:51 +0000 http://daafeet.com/?p=19570#comment-4145 Gedo waa 6 degmo keliya mamulka Boobland waa ku saxanyihiin 9 wax la dhahayo ma jirto.

]]>
By: Muhammad Baddel http://www.daafeet.com/2015/03/09/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya/#comment-4144 Tue, 10 Mar 2015 01:18:24 +0000 http://daafeet.com/?p=19570#comment-4144 Asallaamu calayekum After salaam walaala yaal wxn idin wadayediinaya madhulkii Somalia ayaa siibalaadhaye? wakhtigii dowaladii Madax wayene Mohammad Siyad Barre Gedo wxa aye ahaye 6 degamo oo labo kamid ah ayeba isa saran yihiin wana Buur dhubo iyo Garba haraye. Suasha meesha talayi waxaa waye Gobolka Gedo goormuunoqodaye 9 degmo?

]]>