Comments on: Daawo Xildhibaan Luul Tahliil oo Qirtey In Shacabka Koonfur galbeed Danahoodii La Seejiyey http://www.daafeet.com/2015/03/05/daawo-xildhibaan-luul-tahliil-oo-qirtey-in-koonfur-galbeed-danahoodii-la-seejiyey/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 07 Mar 2015 03:30:13 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: abdulkadir liban aden http://www.daafeet.com/2015/03/05/daawo-xildhibaan-luul-tahliil-oo-qirtey-in-koonfur-galbeed-danahoodii-la-seejiyey/#comment-4114 Sat, 07 Mar 2015 03:30:13 +0000 http://daafeet.com/?p=19487#comment-4114 walaal arintu yaa meeshaas la gaarsiin xildhibaanada fikradeeda ayeey dhiibatay,waxaa la rabay in ay xildhibaanadeena iyagana sidaas fikradooda u dhiibtaan

]]>
By: saleeban sharif http://www.daafeet.com/2015/03/05/daawo-xildhibaan-luul-tahliil-oo-qirtey-in-koonfur-galbeed-danahoodii-la-seejiyey/#comment-4113 Thu, 05 Mar 2015 16:58:15 +0000 http://daafeet.com/?p=19487#comment-4113 hadlkaas hdal wanagsan ma aha waayo siyaasad bayku wadata dowladan curudka ah oo caalamka oo dhan tageersan oo hadana ku fadhiido somalia dhulka ugu fican ayey ka xuntahay iyo waliba cashurti shabelaha xoose oo labatankan sano hamar la geynaay oo hada laga reebi ayey ka xuntahay kkkkkkkkkkkkkkkkk laba gobal oo somali kuwa ugu xun ah ayaa dhisaneyaan kkkk daba gaala timir gaadhi waayi cml kkkkk

]]>
By: Hassan H Abukar http://www.daafeet.com/2015/03/05/daawo-xildhibaan-luul-tahliil-oo-qirtey-in-koonfur-galbeed-danahoodii-la-seejiyey/#comment-4112 Thu, 05 Mar 2015 16:32:18 +0000 http://daafeet.com/?p=19487#comment-4112 Sidaad arkeysaan, Gabadhu waxey aheyd Xildhibaanad oo wexey aminsanyihiin dadkeedii ayey sheegtay. Kuwase u dhashay Koonfur Galbeed, LAALUUSH KU NOOL AYEY KA DOORBIDEEN- maxaa yeelay haddii sidan ay u hadlaan, Hotelada ayaa laga saari lahaa Laaluushkana wuu ka istaagi lahaa. Marka walaala yaal ha isku mithaalin dad dhimasho diyaar u ah iyo Dad Kursi doon yaal aha kaliya – annagu weyna ognahay kuwa mathala Koonfur Galbeed- waxa ay yihiin iyo waxa ay tari karaan!

]]>