Comments on: War Deg Deg ah…Shariif Xasan oo Madoobe Nuunoow u magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 08 Mar 2015 03:39:36 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: moge http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4101 Sun, 08 Mar 2015 03:39:36 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4101 ninka wato baidoa ha caa yin gabadha gabadhaan waa gabar gob ah oo jaaliyadaha dibada oo dhan laga yaqaan adigane aragtidaada ma foga sida ay hereda bolis u fikir keedu yahay hadaad fahmi laheyd lakin adugu ma fahmi kartid waayo aqoonta ayaa kugu yar gabadhaan comment geeda mar walbo waa comment qiiro
&qadiyad&baraarujin ku dheehantahay

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4100 Thu, 05 Mar 2015 13:15:30 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4100 Kan Baidoa la bahay aniga kulama aytamayiiye ee adiga INTELCTUAL OO SIYASAD FOG leh ahe ha ku canfacado.

MUCARADNIMADA dunida meel kasta ayuu ka jira Civilizationka ayuuna ka mid yahay DM Dowladnimo GUUNIMO AH waa Diden GOGANIMO IYO GOBOLADOODA AAN GORGORTAN KU JIRIN AH KA XIGAAN.

]]>
By: Baidoa http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4099 Wed, 04 Mar 2015 23:19:52 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4099 Hareda Bolis mucaaridniimada aad iyo aad ayaa u gaa fiicantahay aragtii siyaasidaat oo fugna malihiid markaa DM uma baahan jabhadnimoo iyo qabyaaladnimo waxaay u baahanyiihin dowladnimo

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4098 Wed, 04 Mar 2015 15:24:03 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4098 Leeste ma Hariin ahanda igu so Rixdey ogow Leesto waa gesiyiinti RRA shekadu markey gorgorton gartena waa ka bahay ee WASIR MA Aha . Midda kale MADOBE NUNOW SHAQSI AHAAN LOMA HAYSTO ee BALAN KU FURKI UU KU SAMEYEEY QADIYADA ayaan weligeda lo CAFINEYNIIN MADAXWEYNAHENA AYUU AHA INUU IS CASILO AYAA UGA SHARAF BADNEYD INUU IS DHIBI LAHA. GOBANIMO WAA LAGU DHINTA WAANA LO DHASHTA.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4097 Wed, 04 Mar 2015 15:21:34 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4097 https://www.youtube.com/watch?v=LcUA8lkvXM4 dawada Videyahn Galmud laga so dubey. Dawanahayow waa dadkaga waxa dayacani oo kal dadsani dunida dhana ogtahay. Marwo Ubax Tahliil Warsame Qudbadeda si fican uu dhuha inti DHEGA QABO.. Qudbada Marwada waxa ku jirto anaga Gobolada qarqod ha no maleyniin……

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4096 Wed, 04 Mar 2015 14:33:13 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4096 NUNOOW ninka la bahay Leeste MADAXWEYNE MA AHAY ama jago ha qato or not

]]>
By: NUNOOW http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4095 Wed, 04 Mar 2015 07:22:10 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4095 HAREDA, LEESTA ISUUNA WAL LA SIYEEY?

]]>
By: abdulkadir liban aden http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4094 Wed, 04 Mar 2015 03:15:16 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4094 scm walaaliyaal wixii dhacay waad ogtihiin ummadaas ilaah ayeey gargaar ka sugeysaa,marka aan aragno wax ka soo baxa qaskaan

]]>
By: moge http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4093 Wed, 04 Mar 2015 02:52:17 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4093 madoobe nuunoow waziirka xoolaha WHAT A SHAME

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2015/03/03/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha/#comment-4092 Tue, 03 Mar 2015 21:30:02 +0000 http://daafeet.com/?p=19459#comment-4092 Madabe Nunow haduw bahay Kofur galbed ma bixin ee Madaxweyne kale ayaa la doranaya.
BUDO HADII LA WAAYO BEDELKEDA

]]>