daafeet.com
Alshabab oo Maanta Ku Nin Ay Sheegeen In Uu Ahaa Sixiroow Ku Toogtey Degmada Diinsoor
Xarakada Al-shabaab ayaa maanta xukun ddil ah ku fuliyey nin ay sheegeen in uu ahaa sixiroow meel faraage ah oo ku yaalla degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Dadweyne fara badan ayaa ka qaybgalay toog…