daafeet.com
Dayaarado dagaal oo Maanta Duqeyn Ka Geystey Deegaanka Jilib-Marko ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, halkaasoo ay gacanta ku hayso Al-shabaab. Illaa hadda lama oga k…