Daawo:- Dadkii Dadaalka Dheer u Marey Sidii Loo Burburin Lahaa Maamulka Lexda Gobol ee Koonfur Galbeed

12
427

$Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dadkii dadaalka dheer u marey burburinta maamulka koonfur galbeed ee lexda gabol hada u xeed xeedanaaya sidii gobolka shabeelha hoose oo ay markii horaba ku andacoonayeen in uu gacan ka bixi doono hadaan la sameyn muumlka seddexda ay gacanta ka bixin rabaan sida ay hada howsha ku wadaan.

Qeybtan waa qeybtii dadaalkooda dheeriga ahaa waxaa kaloo kol dhow aan idin soo gudbin doonaa qeybta harsan ee ayagana aan ka yareysan dadaalkooda kuwa aan hada idin soo gudbiney

$

 

 

 

 

12 COMMENTS

  1. Kuwaane waa kuwa dadkooda iyo dhulkooda qiyaaney ee waxba yaan laga maqlin ayaan dhihi laa umada digil iyo mifle

  2. Aniga waan fahmi waayey wijiyadooda iyo magacyadooda farta oo aad u yar yar ii soo balbalaari l

  3. kuwaasi waxay ku xad gudbeen jiritaan umada digil mirifle
    mida kale xasan buule ma aha malaaqa beesha jilible ee waa calooshiish u shaqayaste

  4. Wax masuul isku sheegaa oo hadana aan udiir naxeynin dalka iyo dadka isaga masuulka u ah haddii aad aragtaan dib u eega taariikhdooda uma dhalanin dalka iyo dadka.laga soo bilaabo 1943 dii kuwii umadaan marin habaabiyey ciribtooda meeshii ku danbeysay waad aragteen,hala yiraahdo”kulubey mafadaano;lix gobol mafadaano”aniga iga qora taariikhda ah ”waxaa ii muuqda ifefaale wanaagsan oo tirtiry doono taariikhdaan madow ee loo qorey Digilmirifle,waxaad arki doontaan goor dhow oo aan fogeyn,kuwaan aad kor ku soo tilmaanteen iyo kuwa soo kireytey oo barqo cad isaga huleeley koonfurta somaaliya,keliya waxaan idinka codsanayaa in aad garab istaagtaan xaq u dirirka,xuriyad u dirirka Digilmirifle.

  5. walaahi aniga waxaan layaabanahay digil iyo mirifle sabatoo ah dad aanan deegaan ulaheen maamulka 3gobol ayaa 6 wasiir lasiiyay mida xigta ilaa hada waxaa gumeesi kujira digil gaar ahaan kuwa kasoo jeeda shabeelaha hoose oo habargidir ilaa hada uatalisaa marka waxaan ka codsanaynaa walaalaheena mirifle in ay nagu kaalmeeyaan sidaan xur unoqon laheen

  6. Asc, bahda jaraa’idka boga DAAFEED, marka hore waan idin salaamayaa. Mida xigta waxa aan rabaa in aan ka jawaabo mawduuca ah DUMIYAYAASHII KONFUR GALBEED 6da Gobol. Aniga fikirkaasi wwan ka soo horjeedaa. waa fikir qaldan sidiisaba, maxaa yeelay. Maamu konfur galbeed horaa loo dhisay, shacabkeedana dhistay waxaana madaxweyne ka ahaa Marxum Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaati Gudud. Mirifle nasiib daro waxa uu burburiyey hogaan iga dhistay oo dadkoo idil u dhamaayeen, oo uu abuuray barakac, dad ban la xasuuqay iyo hanti badan oo la burburiyey. Nasiib darro, ugaarsigaasi waxa uu si toos ugu dhacay beeshii hogaanka maamulkaasi loo doortay. Muddo ka dib, cid ka raali gelisay ama gogol nabadeed cidna ma fidin sidii iyadoo lau kala maqnaa. Ayaa kooxdii shalay gacan ku dhiiglayaashii oo ay ahaayeen qabqablayaal dagaal ogooyaalkii dadka laayey ayaa hadan la soo baxay fikir ahaa konfur galbeed lix gobol. waxaa ayaan darro noqotay kuwi fitna wadayaashii saqiirk laynayey in ay maanta yiraahdeen 6 gobol oo iyaga gacantooida ku lumiyeen ayaan maanta keyneynaa.Ihaanada sideedaba wax fiican ma ahan.Qofkii maanta qof diida isagana beri waa la diidayaa. Aniga uma arkii dadkii sadex gobol sameeyey waxa ay sameeyen ceymasho oo labo gobol oo keliya ayaa laguu ogol yahay waxana lagugula jiraa dagaal weyn. Hadiiba gobolkii sadexaad oo khatar ku jira ay ceymiyeen iyagana sharaf ayey mudan wax uun ayeey sameyeen oo ah qaab dhismo (FRAME) waxna waa lagu dari karaa waxna waa laga bedeli karaa. Laakinse sadex gobol ee maqan waxa ay u baahan tahay halgan dheer oo la iska kaashado walaalkaa haduu sadex keena dheh an wada tashano gacmaha aan is qabsano aan wada raadino waxa naga maqan ee sadexdii kale. laakinse dacaayad raqiis intaad la is taagtid oo aad meel ka dhac ku sameysid Oday Dhaqameeyadii beesha ee ugu sareeyey. Ogow markay ku shaqeynayaayeen oo xagaaga jireen waad amaaneysey. Markay ogaadeen in siyaasada 6da gobol in aan soconeyneynina waxa ay la shaqeyn ka bilaabeen dhinacii kale ee 3da gobol. Somalida waxay ku maahmaahataa(CAANO DAATEY WAA LA DABA QABTAA). Is dacaayadeen keliya iyo shaqsi naceyb yaana qoraalada waqtiga lagu lumin. Qofkii ummadaasi wax u qabanaayo waa in uu dadkii dhextagaa fikirkiisa oo hoos ka soo bilaabaa. Jariirad beeledyada ma ahan saxaafad dhexdhexaad ah, mid waliba waxa ay ku tiirsan tahay qabiil. Daafeed waa jariirad laga leeyahay degaanka wanle weyn, shucuubta reer wanle weyn waa DIGIL in maanta nin mas’uulkooda ah ay waxa ay ugu yeeraan qabiilada kale ee cadowtinimada nagu haayo ay ugu yeeray aad iyo aad ayaan uga xumahay. Bahdiina waxbadan reebta si aad sumacada dadka u heshaan. Intaasi ayey aheyd warbixinteyda meeshaad rabtaana ku qora cid aan ka baqaayana ma jirto oo aan illaahay ka aheyn wabillaahi towfiq

  7. qokasta oo wadanka godob ka galay waan la xisaabtami haduu alle idmo 6gobolna way jiridoontaa

  8. S/C marka hore doo shaleedis wal mi taraa hatiba dad linki fogsinaayni maxaatiri warshoo dheegaseenihii hatiba dad haayti lankii kismaayi wal haqi qaadi fathii yaa lifathee seddiidunii kido ku weeli lahaayi

  9. maasha alaah daafeet media hool adag ayey noo qabatey qofka dhibka noo haayo hadii la soo bandhigo dadka waa ku qabsanayaan oo iska ilaalinayaan dhibkooda iyo haasidnimadooda maasha alaah reer dafeet media waa mahatsantihiin boqolkiiba boqol hool fiican aa heysiin in la niigala shaqeeyo waaye kuwan dm ma ahan arhan laawiyaashan ciyaalkoda iyo naagahoodana wa gadaan diin ma leh lacag ayey caabudaan sidaa Ayaan ognahay hada wsc

  10. Shariifka waa siyaasi Muhiim ah, u soo kacay Beesha Digil iyo Mirifle u dhisey Maamul Goboleed… waa Soobihii labaad ha la sugo adooga…إن الله مع الصابرين.

Comments are closed.