daafeet.com
Baarlamaanka oo Maanta Ansixiyey HIndise Sharciyeedka Hanti Dhowrka
Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka hanti-dhowrka Qaranka oo ka mid ahaa hindisayaasha ay xildhibaannadu ka doodayeen dhowrkii casho ee lasoo dhaafay. Muda…