daafeet.com
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Sheegey In Gudoomiyaha Degmada Buula Burde Iyo Duqii Degmada Xabsiga Loo Taxaabey
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay gudoomiyaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan iyo duqii degmadaasi ka dib markii lagu eedeeyay Lunsasho gargaar loogu tala galay dad danyar a…