daafeet.com
Daawo:- Jarmalka oo Shaley Lagu Qabtey Bananbax Looga Soo Horjeedo Qaxootiga Muslimiinta
Waxaa sii xoogeysanaya bannaanbaxyada looga soo horjeedo dadka soo-galootiga ah iyo diinta Islaamka, kuwaasoo ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Jarmalka. Bannaan-baxyadan ayaa ka bilaabmay …