Comments on: Daawo… Jaaliyada Digil iyo Mirifle Atlanta oo Kulmay http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 27 Dec 2014 13:40:23 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Hilowle Aw-Cabdi http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3933 Sat, 27 Dec 2014 13:40:23 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3933 Waa idiin Wada salaamay….
waxaa II muuqda dad meel wax u Wada Wada hadana Kala Wada…..yaabna ma lahane dadka hadankiisa dagaaladaa wax u dhi.een marka shalay ma ahee maanta beti halaga hadlo SI loo gaadho danaha shacabka.
waxaa Ku datsanaa gala taageedho

]]>
By: daafeet http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3932 Sat, 27 Dec 2014 10:00:35 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3932 wax jaaliyad isugu timaaday malahan waxa meesha isugu imaaaday waa caloooshood ushaqeestiyaal rawa lacakta shariif sakiin uu kasoo qaatay beesha hawiye iney lacunaan rawa waaye marka waxa isu soo shaacbixinaayaaan waa halaidin arko si hadhoow meel laidinku soo hagaago oo inta yar sakiin uu soo tuuray ey idin soo gaarto oona lamuujiyo taageero lataraageeraayo sakiin xasan marka digil mar hore aa sac sac dhalay ahaa miriflena digilka waa kasii dambeeyaaba qufulka lagu xiro lacak furaha lagu furuna wa lacak markii aduunyada waan kasamirnay saaan uga samirnay halgamaa xasan maxamad nuur shaati gaduud mar hadii lawaayay qadyadii digil iyo mirifle saan uwaaynay waxa soo haray waa calooshood ushaqeestayaal waaye aabihii dhalayna waa jawaari caruurta kan ugu yarna waa abdifitaax geesey iyo shiini macalin nuuroww ma ogi hadii injineer yaanyuuroow waa nin culuse hadi baleen uu keeni doono misne aadan madoobe iyo xaabside iyo waa dayuus dayuus dhalay

]]>
By: ciid mooge http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3931 Sat, 27 Dec 2014 04:52:15 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3931 SOMALIA WAXAY KU JIRTAA DHAC BOOB IYO XOOG LAKALA XOOGO DHUL HANTI IYO MAAL IYO MOOL KALIYA MA IDINKA DM AYUUAA LAGA XOOGAA XAGEED U DHIMANAYSAAN
MA CID LABA NAFLEH BAA JIRTA ADEER QAYLADIINA OO AAN LA GARANAYN WAX AAD KU OO YAYSAAN AYAA BASHKOW AAN IDAACADA TV GA IGA WAREERISAY MARKAA SIDAN ISU DHAAMA AYAAA IDIN LEE YAHAY
DADKA KU SHIRAY HOTEELADA MAANTA AYAY TABEEN IN AY DHUL LAHAAN JIREEN AMA CUNTO AYAY U SOO DOONTEEN HOTELADA .
WAAYO HAL URUR OO DM MA JIRO OO QURBAHA AH HALKA BEELAHA KALE AY 200 OO URUR AY KA LEEYIHIIN SIDA ururka qurbo jooga
oo magaalo kasta oo qof ka joogo midbaa urur isu ah markaa 25sano hada ayay ku lee yihiiin waanu isu xiisoonay aybaad tihiin
MARKAA BASHKA WAXAAN WAYDIINAYAA IMISA URUR OO DADKA DEGAANKA KA WARKHAYA AYAAD LEEDIHIIN
ABAARBA KUMA DHACDEEN HADII AAD MAR HORE URUR YEELATAAN XAASIDIIN AYAAD U BADAN TIHIIN QOOMKII9 IYO 8 AYAAD TIHIIN EE QURAANKA LAGU SHEEGAY

]]>
By: Bashka http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3930 Sat, 27 Dec 2014 01:33:37 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3930 Guud ahaan waa idiin wada salaamayaa akhyaarta bogan sharafta leh ku xiran aad iyo aadna waa usoo dhoweeynayaa in dadku uu israaco waxna wada qabsado waxaana leeyahay guulaysta
waxaa leeyahay ciid mooge alle haku fiyaaweeyo muslin aad tahaye waxa kugu dhacay waa cudur aad u xun Ilaahaan kuu tuugnay inuu ku caafiyo ee aamiin dheh si aad u bogsato.

]]>
By: Mohamed Yare http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3929 Fri, 26 Dec 2014 15:19:58 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3929 Marka hore waxaan u mahadcelinayaa ciddii soo qabanqaabisay oo dadkaan isugu geentay halkaan. Waxaan u maleynayaa in uu yahay shirkii iigu yaabka badnaa aan arko oona lagu farxo…waayo waxaan uga jeedaa meeshaan dad aan weligooda shirka imaan jirin oo hadda iiga muuqda..taasi waxay i tuseysaa in markaan la guuleystay…haddiiba dadkaan aan weligooda shirka imaan jirin oo hadda waqtigooda soo huray, kolley lacagtooda maba ogiyee…anigana waan idin ku garabtaaganahay meel kasta aan joogo.

]]>
By: ciid mooge http://www.daafeet.com/2014/12/26/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay/#comment-3928 Fri, 26 Dec 2014 12:59:03 +0000 http://daafeet.com/?p=18355#comment-3928 AAD AYAAN UGA XUMAHAY
IN AAD JOOR AAN JOOR AHAYN SHIRTAAN
ADEER DAD JIRA MA TIHIDIIN EE HOTEELADA WAXBA CUNTADA HA KA DHAMAYNINA DAD WAX LAGA MAQLO MA WAX GOOYA MA TIHIDIIN CUN IN LA IDIN SIIYO KALIYA AYAAD ISUGU TIMAADEEN

]]>