daafeet.com
Dhegeyso:- Afhayeenka Amisom oo Ka Hadley Weerarkii Alshabab Maanta Kusoo Qaadey Xerada Xalane
Afhayeenka amisom Cali Adan Xaamud isagoo la hadlayo idaacada VOA xaqiijiyey in uu jiro weerarka balse ma aanuu sheegin qaraasaha saxa ah ee kasoo gaartey ciidama amisom ee halkaasi ku sugnaa. Hada…