Comments on: Dhegayso..Maxkamada Ciidamada oo u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose http://www.daafeet.com/2014/12/23/dhegayso-maxkamada-ciidamada-oo-u-digtay-taliyayaasha-ciidamadooda-isbaarada-dhigta-gobolka-shabeelaha-hoose/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Wed, 24 Dec 2014 08:25:41 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Somali http://www.daafeet.com/2014/12/23/dhegayso-maxkamada-ciidamada-oo-u-digtay-taliyayaasha-ciidamadooda-isbaarada-dhigta-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-3911 Wed, 24 Dec 2014 08:25:41 +0000 http://daafeet.com/?p=18287#comment-3911 Hadalkan waa qawda maqashii ee waxna ha u qaban, Al Shabaab maalin keli ah hadii ay la wareegto maamulka gobolkan hal isbaaro laguma arki lahayn meesha.Ogow Al Shabaab Dowladnimo masheegan karto ee waa qaswadayaal, lakin waxaa la yaableh qaswadayaal oo nidaamiyo kala dambeyn abuuri karo iyo wax Dawlad sheeganaayo oo mooriyaan askar u tahay nidaamkana laga la’yahay.
Shacab Alla u maqan.

]]>