daafeet.com
Daawo:- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland Ee UCID Ing Farsal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyey Wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Somaliya iyo Soomaaliland ee Jabuuti shaley ka dhacay, waxa uu sidoo kale Xukumadda ku dhaliilay …