daafeet.com
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Maanta Saxiixay Sharciga Cusub ee Loogu Tala Galey In Lagu Sugo Amaanka Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Jimco ah saxiixay sharciga cusub ee ammaanka Kenya kaasoo arragtiyo kala duwan ay ka muujiyeen dadka Kenyanka ah. Waxyar kadib markii uu saxiixay Sh…