daafeet.com
Fiirso Sawirka Amiin Camir iyo Saadaasha Wasiirada Cusub
Sawirkan amiin waxaa uu ku cabirayaa in reysulwasaraha cusub uu caqabad kala kulmi doono faragelinta uu mar walba madaxweynaha ku hayo shaqada rysulwasarahaloogu tala galey inuu qabto. Daafeet.Com