daafeet.com
Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh oo Ku Wajahan Magalada KIsmaanyo Si uu uga Qeyb Qaato Bixitaanka Ciidanka Sierra Leone
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan Kismaayo, si uu u sagootiyo ciidamada dalka Sierra Leone ka socda ee qaybta ka ah AMISOM oo dalka ka baxay…