Comments on: Daawo Malaaq Guudow oo Eedeyn u Direy Madaxweyne xasan Sheekh http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 29 Nov 2014 11:29:00 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: uanle http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/#comment-3777 Sat, 29 Nov 2014 11:29:00 +0000 http://daafeet.com/?p=17858#comment-3777 walaa wadadaan shariif sakiin ii xulufadiis
iyoo waa isburiyeen sababtina waay etaa dastuuska la degsadii waay kiyaalee madawiine ninkii nagadaaw inoo naag ajanabi in qobne kow ( shariif sakiin naag murunsade eh iyee qowe ) nin naag hawiye eh qawo see madawiine unka nagadii k/g taas isku eda maaye inoo shariif sakiin hawiye in adeegooyo!!!!! marka digil ii mirifloow isin iyee siin taale.

]]>
By: ibrahim afgooye http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/#comment-3776 Fri, 28 Nov 2014 22:47:57 +0000 http://daafeet.com/?p=17858#comment-3776 shacabka digli/mirif waa shacab xididka dareenka kamaqan waayo waxaa larabaa in laiska horkeeno shacabka digil iyo mirifle taasoo loogu gol leeyahay in laboobo dhulka digil iyo mirifle, marka shacabka wali jiifoow kakaca hurdada oo ku dhabar adeega midnimadiina iyo qowmiyadiina raaca odayaasha fadigoodu yahay baydhabo ee 6da gobol arinkeey idiin soo gudbiyaana fuliya hadii kale gumeysi hawiyaad hoos galeysaan

]]>
By: wanle weyn http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/#comment-3775 Fri, 28 Nov 2014 07:37:24 +0000 http://daafeet.com/?p=17858#comment-3775 malaaqa hadalkiisa waa iska hadal eedeyn iyo calaaacal lama raweeee dadkiisa wey hurdaaan hurdada haka kacaano digilna 24 sano ayuuu hurdaayay miriflena hadaa hurdadii asna rawa inuuu seexdo marka wey awooodaan ciidanka jooga bydhabo iney cakta mariyaaa kuwa rawa iney gataan dhulka digi iyo mirifle sakiin iney xabsiga dhigaan marka ayagii ayaaba waardiyeynaaya nimanka rawa iney dhulkeena gataan

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/#comment-3774 Thu, 27 Nov 2014 12:55:08 +0000 http://daafeet.com/?p=17858#comment-3774 Gobanimo malaqyaden Allah ha no dhaafo Amin

]]>
By: Abubakr Awdheeglle http://www.daafeet.com/2014/11/27/daawo-malaaq-guudow-oo-eedeyn-u-direy-madaxweyne-xasan-sheekh/#comment-3773 Thu, 27 Nov 2014 11:57:50 +0000 http://daafeet.com/?p=17858#comment-3773 Aniga waxaan dhihi malaaq iyo dhamaan dadka D&M gacanta ha is qabsadaan dowlad ama maalul ay dhisteen unbaa jiri kara, wala caalam dowlad somali dhexe Ilaahay ha tala saartaan ayagana ha isku kalsoonaadaan. kow waxa idin bur burinaayo caalamka waaye oo dheheysaan caalam calaam. waa golo sheydaan oo jiritaan kiina aa rabin kuwa kala dowlad ku sheegana ayagaa la idin soo adeegsanaayaa ee fadlan ilaahay ku kalsoonaado idinkana isku kalsoonaada is aamina, isjeclaada, inkastoo aan layska dili karin aadanaha kan kiina ah oo xumaado iska qabta hadii uu qabsami waaye Ilaahay haloo baryo asaga iyo kan lamid ah inuu Rabi iska leexiyo. inshaa alah

]]>