daafeet.com
Daawo:- Xasan Sheekh oo Loogu Baaqey Inuu Dulmiga Iyo Boobka uu Ku Hayo Beelaha Digil Iyo Mirifle uu Ka Daayo
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweyne Xasan sheekh ugu baaqay in uu Joojiyo Dabka uu ka hurinayo Magaaladda Baydhabo, isagoo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu doonay…