daafeet.com
Dhegayso..Gaajo aad u daran iyo Macluul laga soo sheegayo deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo.
Deegaanka Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan raashiin la’aan iyo biyo yari aad u baahsan, taa oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada halkaasi ku sugan. Gudoomiya…